Addis Ababa (W,N):- Doorashadii Ra”iisal Wasaaraha Cusub ee Dalka Itoobiya oo lagu waday in ay maalintii shalay ahayd lagu dhawaaqo ayaa waxaa ku yimid dib u dhac waxaana la shaaciyay wakhtiga la soo dooran doono cidii noqon lahayd Ra”iisal Wasaaraha Dalkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/XSJ8K4Mxjdg