WAJAALE NEWS

Deg-Deg: Gudoomiye Ciro Oo Hada Si Adag Uga Jawaabay Hadal Madaxweyne Muuse Biixi Ka Soo Yeedhay Maanta

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo goordhwayd Shir jara’id qabtay ayaa waxa uu ka jawaabay hadalkii Maanta ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/bjajljg6KVw

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version