Masuuliyiinta ShirkadaLaydhka ee National Oo Sompower ku Eedeeyay in ay khasaare Ugaysteen Xadhka iyo Biraha Laydhkooda kuna Hanjabay In Aanay Udulqaadanayn falalka Noocan Oo kale aAh
HARGAYSA(W,N) Masuuliyiinta shirkada korontada bixisa ee national ayaa markii labaad soo bandhigay khasaare laxaad oo la gaadhsiiyay xadhkahooda dabka qaada kuwaasi oo laga jar jaray xaafado kamida magaalada hargaysa
Sidoo kale masuuliyiinta shirkada national ayaa falka ku eedeeyay in ay ka danbeeyaan shirkada sompower
Dhanka kale waxaa iyana dhacdadan lagu jarjaray xadhka laydhka national ka hadlay dhinacooda qaarkamdia macaamiisha isticmaala dabkan oo sheegay in ay arintaasi argagax ku noqotay,