WAJAALE NEWS

Daawo: Kulan Ay Wada Yeesheen Ganacsatada Reer Somaliland Iyo Madaxda Dp World Oo Ka Dhacay Dubia Iyo Safiir Baashe Oo Ka Warbixiyay

Dubia (W,N):- Ganacsatada Reer Somaliland Madaxda Shirkada Dp World ayaa waxa ay kulan mihiima ku yeesheen Xarunta Shirkada Dp World ee Dubia waxaana kulaankaas ka warbixiyay Safiirka Somaliland u Fadhiya dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Rjp9QSxeuuc

 

Exit mobile version