MUQDISHO(W,N) Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho farmaajo Ayaa fadeexad Wayni ka Raacday Kulankii Uu la Lahaa Golaha Baarlamaan, Kadib Markii Bilaabay Hadal dekeda Berbera Ayaa Waxaa Mar kaliya Isla Oogsaday Sawaxanka Iyo Buuq ay xildhibaanadu Kaga Hor yimaadeen Hadalkiisa
Arinta golaha baarlamaanka ku diideen hadalki farmaajo ayaa daaha ka fayday Awood darada Maamulka Muqdisho Khilaafyo Hor leh oo Hada ka Dhac Bilowday.
HALKAN KA DAAWO SIDA AY WAX DHECEEN IYO FADEEXADII FARMAAJO RAACDAY;
https://youtu.be/JR0sMMgNu6Q