WAJAALE NEWS

Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Joojiyay Dhismihii Madaarka Diyaaradaha Magaalada Borama

Borama (W,N):- Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa waxa uu maanta joojiyay islamarkaana uu hakiyay Dhismihii Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Boorama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

WARKA:-Badhasabka G, Awdal oo joojiyay Dhismihii Madarka Diyaradaha M, Borama+Sobobta

Exit mobile version