Gabiley (W,N):- Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo maanta safar shaqo kusoo gaadhay Gobolka Gabiley ayaa Jeelka wayn ee Magaalada Gabiley waxaa uu soo gaadhsiiyay deeq kala duwan oo isugu jirta Bustayaal iyo Timir.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka