WAJAALE NEWS

Xisbiga kulmiye Oo Gudoomiye Cusub Usoo Magacaabay Garabka Haweenka

Hargeysa (W,N):- Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa  sheegay in ay buuxiyeen Jagadii Ay banaysay  gudoomiyhii hore ee Garabka haweeenka Canab Cumar Ileeye kadib markii ay iscasishay taasi oo  loo magacaabey  Marwo Daleys oo hore u ahayd Gudoomiye ku xigeenka Garabka Haweenka ee xisbiga

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version