WAJAALE NEWS

Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Dhex Aloonsan Wasaarada Warfaafinta

Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloonsan Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo cabashooyin ka soo yeedhay hawl wadeenada Wasaaradasi, Waxaanu fariimo kala duwan u diray Wasiirka Warfaafinta Iyo Madaxwaynaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version