HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa Magacaabis,isku badal Iyo xilka Qaadis ku sameeyay Qaarkamida Maamulayaasha dalka, ayaa maanta oo ay bishu tahay 04/02/2018 wuxuuna isku badalka,xilka qaadista iyo magacaabista usameeyay sidan hoos ku xusan;
Waxaana kamida Maamulayaasha kastamada Ee Uu Wasiirka Maaliyadu Xilka ka Qaaday.
Maamulihii kastamka berbera Gurxan
Maamulhii kastamka Caasho Cado Maxamed Xaaji Mahdi
Maamule kuxigeenkii kastamka Kalabaydh Mustafe Riiraash halka uu maamulihii kastamka Kalabaydh Cabdiraxmaan cirro ubadalay Maamulaha kastamka Berbera.
Maamulihii Kastamka Abaarso Maxamed Ismaaciil waxa laga dhigay maamule kuxigeenka kastamka berbera. Halka kastamka Abaarso loosoo magacaabay masuul cusub
Maamulayaasha cusub ee uu Umagacaabay Wasiirku Ayaa Waxay kala Yihiin;
Maamulaha Kastamka Kalabaydh Cumar Xasan Caalin
Maamulaha Kastamka Berbera Cabdiraxmaan Ciro
Maamulaha Kastamka Abaarso, Cabdilahi Aadan xirsi
Maamule kuxigeenka Kastamka Saylac waxa uu u magacaabay Axmed Gaax Nuug Cali
Maamulaha Kastamka Caasho Cado Maxamed Cilmi
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Ayay Tani Noqonaysaa Talabaadii Sedexaad Ee Uu Qaado mudada Uu Xilka Wasaarada Hayay Oo ah Mudo laba bilooda.
WIXII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS,NET
HARGEISA OFFICE
EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM