Tog Wajaale (W,N):- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa maanta kormeer ku tagay Magaalo xuduudeedka Tog Wajaale, Ujeedada safarka Wasiirka ayaa salka ku hayay Xaqiiqo raadin dhul ay Wasaarada Biyuhu lahayd oo muran ka taagnaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka