Al- Jazera ayaa sheegtay in arimaha la isku khilaafay ay ugu mihiimsan tahay jidka Berbera Corridor oo isku xidhaya Berbera iyo Wajaale oo imaaradku sheegay inaanu tunka u wada ridan karin dhismaheeda Sidoo kale Warbaahinta Al Jazera ayaa tilmaantey in arimahaasi uu Dubia u joogo wasiir ka tirsan xukuumada Somaliland kaas oo ah wasiirka arimaha dibada Md Sacad Cali Shire
halkan ka akhri warkaas oo faahfaahsan
http://www.aljazeera.net/news/arabic/
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdiqadir Habane