WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Awdal Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Dadkii Ay Abaartu Saamaysay

Borama  (W,N):- Maayarka Magaalada Boorama Maxamed Xuseen Maydhane oo ay wehelinayaan Masuuliyiinta Gobolka Awdal ayaa maanta Deeq biyo ah gaadhsiiyay qaar ka mid ah Deegaanada hoos yimaada Gobolka Awdal oo ay mudooyinkii u danbeeyay ay ka jireen Abaaro Ba,ani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version