Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Somaaliland Daa,uud Axmed Faarax ayaa fariin adag u diray Maamulayaasha Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo kuwa Dawliga ah waxaana uu sidoo kale fariin u diray waalidiinta ay Ardaydoodu dhawaan u fadhiisanayso Imtaxaanka Shahaadiga ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka