Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Faysal Cali Sheekh oo maanta hortagay Gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa sheegay in ay Abaar baahsani ka jirto Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/wEDIZSzWMJY