Guddoomiyaha Kaydka Raashinka Somaliland Oo Sheegay In Ay Abaari Ka Jirto Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Kaydka Raashinka Somaliland Oo Sheegay In Ay Abaari Ka Jirto Dalka
February 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda kaydka Raashinka Qaranka Somaliland Faysal Cali Sheekh oo maanta hortagay Gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa sheegay in ay Abaar baahsani ka jirto Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/wEDIZSzWMJY

COMMENTS
LINKS