Dubia (W,N):- Wasiirkii hore Maaliyada ee Xukuumadii Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan oo beenisay Wararka sheegaya in ay Muqdisho tagtay waxaana ay Sidoo kale Ex. Wasiir Samsam ay sheegtay in ay ku sugan tahay Magaaalada Dubia islamarkaana ay Arin Caafimaad u joogto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka