WAJAALE NEWS

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool

Tukaraq (W,N):- Xukuumada Somaliland ayaa maanta Deeq raashin ah Gaadhsiisay Dadwaynaha ku nool Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/nSHF9Fm_TsA

Exit mobile version