WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Deeqo Kala Duwan Gaadhsiiyey Qaar Kamida Xabsiyada Gobolka Maroodi Jeex.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo mudooyinkii udanbeeyay safaro  ukuur galida xabsiyada Somaliland ku marayay gobolada galbeedka ayaa maanta deeq mucaawino ah gaadhsiisay qaarkamida xabsiyada gobolka marooji jeex

Waxaana halkaasi wasiirka deeqdan kaga gudoomay qaarkamida saraakiisha xabsiyada gobolka maroodi jeex.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version