WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Socdaal Ku Tagay Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Uu Daaran Yahay Safarkiisu.

JABUUTI(W,N) Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland Cabdiaraxmaan Guri barwaaqo ayaa safar ku tagay dalka aynu Jaarka nahay ee jabuuti halkaasi oo sida uu sheegay uukulamo la yeelan doona mmasuuliyiin kamida dawlada jabuuti,

Sidoo kale waxaa safarkan wasiirka warfaafinta ka Warbixiyay dhiniciisa safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti.

https://youtu.be/k2-gkacLfzA

Exit mobile version