WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Salal

Salal (W,N):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo ay weheliyan Masuuliyiinta Laamaaha Amniga Gobolka Salal ayaa maanta kormeer ku tagay goob loo asteeyay in laga dhiso Maxkamad iyo Jeel Cusub oo ay yeelanayso Magaalada Saylac.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version