Hargeysa (W,N):-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay heshiiskii u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/0O9aeNF1L9w
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office