Saylac(W,N) Masuuliyiinta Gobolka salal ayaa ka Warbixiyay Qodobo Umuhiim ah Dadka ukala Gudbaya somaliland Iyo Jabuuti oo ay isla Qateen Dawlada jabuuti in Waxlaga Badalo;
Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada somaliland ayaa sheegay Qiimaha fiisaha oo hoos loo dhigay labada dalba Sidoo kale waxay fariin udiray shacabka ka guda xuduuda somaliland iyo jabuuti ee Lawyo Ccado.