BORAMA(W,N) Saxafiyiin Caalamiya oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa dalka Somaliland ayaa saaka buuqsho ku tagay jaamacada Amuud University ee gobolka Awdal kuwaasi oo ujeedada socdaalkoodu tahay sidii ay taariikh uga diyaarin lahaayeen meelaha muhiimka ah ee Somaliland
Waftifan ayaa waxaa hogaaminayay gudoomiyaha jaaliyada Somaliland ee dalka jarmalka Maxamed Xuseen Dhacsi.