WAJAALE NEWS

Daawo:-“Qaranku Wax Qoxoontiya Malaha Ee Waxa Uu leeyahay Barakacayaal”Gudoomiyaha Hay’ada Barakacayaasha Iyo Qoxoontiga Cabdikariiin (Xinif).

Hargeisa(Wajaalenews.net):- Gudoomiyaha hay’ada qoxoontiga iyo barakacayaasha cabdikariin (Xinif )ayaa sharaxaad ka bixiyay labada kalmadood ee BARAKACAYAAL iyo Qoxoonti
sidoo kalena waxa uu ka hadlay dhalinyaro tariibayaal ah oo la sheegay in dalka dib loogu soo celinayo “waxa la ii keenay war oo laygu yidhi saxeex runtii waan u qaadan waayay dadkaas la soo celinayo oo ah somalilander “.
isaga oo hadlkiisa siiwatana waxa uu sheegay “ilaa hal qof ayaa la soo celiyay oo ku suurto galay wada hadalo na dhaxmaray”.

 

 
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version