Hargaysa(W,N) Afhayeenkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Eng Xuseen Aadan Cige(Dayr) Ayaa Maanta Xilkii si rasmiya Ugu Wareejiyay Masuulka Cusub Ee dhawaan Madaxwaynuhu usoo Magacaabay xilka afhayeenka,
“Hadafka Iyo Himilada Siyaasiga Ah Ee Aniga I Gagaa Kuma Salaysna Kursi Doon Iyo Inaan Kala Xusho Xilalka Qaranka” Afhayeenkii Hore Ee Madaxtooyada Jsl
