WAJAALE NEWS

Daawo: “Muusoow Maanta Hadii Aan Dhinto Aakhiro Luxudka Ayaan Kuu Fadhiyaa”..Abwaan Baarleex

Hargeysa (W,N):- Abwaan Baalreex oo ka mid ah abwaaniinta Soomaalida ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu maanta ka hadley xaaladiisa caafimaad oo mudooyinkii u danbeeyey aad u liidatey.

Sidoo kale Abwaan Baarleex ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi aanu soo booqanin isla markaana aanu wax u qabtey aaney jirin , waxaana uu carabka ku dhuftey in uu ka mid yahay dadka uu Madaxweyne Muuse Biixi xilka u qaadey isla markaana wax laga weydiin doono maalinta aakhrina uu luxudka u fadhiyo hadii uu maanta sidas ku dhinto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version