WAJAALE NEWS

DAAWO ; Madaxweynaha Jsl Oo kulan Qado Sharaf ah u Sameeyey Dhalinyaradii UFO, Ee Doorka Weyn kulahaa Halgankii Dalka,

HARGAYSA(W,N) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta kulan qado sharaf ah u sameeyey dhalinyaradii UFO, ee doorka weyn kulahaa halgankii dalka lagu xoreeyey oo aan muddo 36 sanno ah kulan isugu iman.

 

Exit mobile version