WAJAALE NEWS

DAAWO ; Maayarka Borama Oo Ka Hadlay Mudaharaad Ay Maanta Sameeyeen Ganacsatadu, Fariin Han Jabaadana Udiray Shaqsiyaad Uu Sheegay In Ay Abaabuleen,

BORAMA(W,N) Maayarka Magaalada Boorama ayaa hadlay Mudaharaad balaadhan oo maanta dhacay agaalada boorama kaasi oo ay ganacsatadu kaga cabanayeen cashuur lagu kordhiyay,

Maayar Maydhane ayaa fariin han jabaada udiray dad usheegay in  ay soo abaabuleen mudaharaadkan cabashada ah, sidoo kale maayar ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doono cida isku dayda abaabulkan oo kale.

Exit mobile version