WAJAALE NEWS

Daawo: Laba Agaasime Guud Oo Isku Haysta Wasaarad Kaliya

Hargeysa (W,N):-Wasaarada ka mid ah wasaaradaha xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay yeelatey laba Agaasime ka dib markii wasiirku laba wasaaradood oo kala ah wasaarada xanaanada xoolaha iyo Kuluumeysiga isku daray isla markaana aanu shaqada ka ereyin agaasimayaashi  hore  ee wasaarada Kaluumeysiga oo ay  wasaaradahaasi ay  hada isku noqotay hal wasaarad oo kaliya

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version