|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Laba Agaasime Guud Oo Isku Haysta Wasaarad Kaliya
February 8, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N):-Wasaarada ka mid ah wasaaradaha xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay yeelatey laba Agaasime ka dib markii wasiirku laba wasaaradood oo kala ah wasaarada xanaanada xoolaha iyo Kuluumeysiga isku daray isla markaana aanu shaqada ka ereyin agaasimayaashi hore ee wasaarada Kaluumeysiga oo ay wasaaradahaasi ay hada isku noqotay hal wasaarad oo kaliya
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|