GABILEY(W,N) Kalfadhigii 15aad ee Golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta ahaa mid uu hadheeyay kaasi oo qaarkamida xildhibaanada goluhu ku diidadanaayeen qorshe uu soo jeediyay maayarku iyo sida uu uga warbixiyay xaalada biyaha magaalada.
Shirka Golaha Deegaanka gabiley ayaa sobobay in qaarkamida xildhibaanadu faraha iskula tagaan halkaasi uu ku dhexmaro dagaal
Sidoo kale Maayarka ayaa Xildhibaanadii kasoo horjeesta qorshaha uu watay wuxuu u dalbaday ciidamo xoog kaga saara Hoolkii shirku ka socday ee kalfadhigii Golaha iyagoo u deegsaday awood ciidan.
Dhanka kale xildhibaano Golaha Deegaanka kamida ayaa ka hadlay wixii ka dhacay golaha iyo talaabooyinka uu maayarku adeegsaday,