Hargeysa (W,N):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay Eedaymo ugu yimid Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo la xidhiidhay Shirkad Maalgashi oo laga laga diwaan galiyay Dalka Isutaga Imaaraadka Carbat,waxaana uu sheegay in talo qaldan oo aan sax ahayn la siiyay Gudoomiye Cirro
Halkan hoose ka daawo muuqaalka