“Anagu Dal Gaara Maa ay Ahayn Waxaanu ka Hadalnay Somaliland Maanu Soo hadal Qaadin, Berbera ka Maanu Hadal Waxaanu Taabanay Uun In ay Halkaasi Jirto Khilaaf DP World Iyo Jabuuti ah”Abuubakar’
“Ninka Ina Cali Waraabe Waa Nasiib Daro In Uu Umada Jabuuti Aflagaadeeyo Madaxdeeda, Somalilandna Umuu Hadlay Ee Waala Soo Kiraystay” Dawlada Jabuuti
Jabuuti(W,N) Mareeyaha Guud Dekedaha Jabuuti Abuubar Cumar Xadi Ayaa Jawaab Adag ka Bixiyay Hadalo Hore Uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal cali Waraabe Ku Eedeeyay Dawlada Jabuuti Taasi Oo Uu ku Tilmaamay In ay Tahay Nasiib Daro Wax Arimaha Dawlada Jabuuti ka Khuseeya Aanay Jirin
Sidoo kale Mareeyahay Dekedaha Jabuuti ayaa Sheegay in Aanay Iyagu ka Hadal Somaliland Iyo Dekeda Berbera Toona.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA DAWLADA JABUUTI;