WAJAALE NEWS

Daawo: Cali Khaliif Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jarmalka

Hargaysa (W,N):- Wafti balaadhan oo ay hogaaminayaan Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Dalka Jarmalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/4kRaDUCLFtg

Exit mobile version