WAJAALE NEWS

“Ceelasha La Tijaabiyay Ee La Yidhi Intaas Oo Biyo Ah Ayay Soo Saarayan, Madaxwayne Ku-xigenkuna Qaabil Sanaa Qaadan Mayno Way Fashilmen”.Xildhiban Cabdiraxmaan Dheere

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Gudiga  arimaha bulshada  ee golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Dheere  ayaa si adag uga hadlay mashruucii biyo balaadhinta Caasimada Hargaysa ee Xunbo Wayne taasi oo uu sheegay in aanay suuragal ahayn in  maanta Wasiirka Biyuhu uu yidhaa wuu fashilmay taasi oo uu ku tilmaamay mid wax wayn yeelaysa rajadii ay qabeen bulshada caasimada ku dhaqan.

Sidoo kale Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere waxaa uu Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi uu ugu baaqay in ay baadhis iyo dabagal ku samayso sababta keentay fashilka Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version