WAJAALE NEWS

Daawo:-Hay’ada Ka Hortaga Afooyinka Kaydka Raashinka Qaranka Ayaa Deeq Gaadhsiyay Gabiley

Hargeisa(Wajaalenews.net):- haay’ad ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somaliland ayaa deeq gaadhsiisay waxa ay deeqdaasi ka koobnayd raashin iyo dhar .
deeqdan oo ay ka gudoomeen ururka bisha cas ee dalka imaradka carabta oo ku soo hagaajiyay haayada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qarank

waxana halkaasi loogu qaybiyay dadka ku tabalaysan gudaha magalada gabiley iyo sidoo kale dadka ku jira cusbitaalada magalada gabiley oo halkaasi kula wareegay deeqada ay soo gaadhsiisay haayada ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka somaliland.

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version