WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Hawlgal Lagu Tirikoobayo Shaqaalaha Ajaanibka Ah

Hargaysa (W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay waddo hawgal lagu tirakoobayo shaqaalaha ajanebiga ah ee ka shaqeeya Qaramada midoobay, hay’adaha samofalka caalamiga ah , iyo shirkadaha ba.

 

Wasiirka Wasaaradda Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Hinda Jaamac Xirsi ayaa cadeysay in aanu jiri doonin shaqo uu qaban karo qof muwaadin ahi oo uu haysto qof ajenabi ahi , iyadoo ay jirto shaqo la’aan haysata dhallinyarada Somaliland ee Jaamacadaha ka baxay.

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version