WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Bixinta Dhulkii Danta Guud Ahaa, Fariin Adagna U Dirtay Maayarada Gobolada Dalka

Hargeysa(W,N)-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay bixinta dhulkii danta guud ahaa,waxaana ay fariin u dirtay maayarada dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version