WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Taageeray Mooshinka Maayarada Xilka Lagaga Qaadi Karo

Hargeysa (W,N):-Xildhibaanada golaha deeeganka Caasimada Hargeysa ayaa waxa ay  bogaadiyeen mooshinka hor yaala baarlamaanka Somaliland ee lagu dhimaayo tirada xilka lagaga qaadaayo maayarada dalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version