INAALILAAH WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN.
Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Ayaa Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan Qoyskii & qaraabadii Iyo Bahda Garsoorka Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Sheekh faarax Nuur Maxamed oo kamid ahaa Garsoorka Somaliland Oo maanta ku Geeriyooday Dalka Hindiya oo xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Marxuumka.
“Anagoo ku hadlayna Afka ururka Qareenada Somaliland waxaanu halkan Tacsi uga diraynaa qoyska iyo qaraabada iyo bahda garsoorka somaliland ee uu ka baxay MARXUUM GaryaqAan sheekh faarax.
Marxuumku waxa uu kamid ahaa odayaasha Bahda garsoorka somaliland isagoo mudo dheer kasoo shaqaynayay, waxaanu ilaahay uga baryaynaa qoys iyo bahda garsoorka Ee uu ka baxay marxuumka in Samir Iyo Iimaan Uu kasiiyo. Marxuumkana ilaahay u baryaynaa in uu janatul fardowsa geeyo.
Gudoomiye Maxamed Maxamuud Xaashi Timo
Garyaqaan Xuseen Maxamuud fadal
Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed
Garyaqaan Maxamed Jaamac Cabdi
Garyaqaan Barkhad jaamac aare
Garyaqaan Farduus Aadan Maxamed
Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq
SIDOO KALE WAXAA MARXUUMKA TACSI TAALAMID UDIRAYA
Eng Xaashi Cumar Cige
Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame
Cumar Madar Muuse
Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed
Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin
Cabdilaahi Xuseen Da,uud
Cabdifataax Cali Cabdilaahi
Yuusuf Jaamac Xirsi