WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobalka Saaxil Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye Oo Ka Hawl Gala Gobalkaasi Iyo SOLJA Oo Cambareeyay Xadhigaasi.

maxkamada suad arabiaBerbera (WJN):- Maxkamada gobalka Saaxil ayaa waxaa ay maanta
xukun ku riday laba saxafi oo ka hawl gala magaalada Berbera .

Labadan Saxafi oo lagu kala magacaabo Axmed Siciid oo ka hawl gala Eryal TV iyo Cabdiraxmaan Cige oo ka hawl gala SAAB Tv ayaa waxaa ay maxkamadu ku riday midkiiba todobada bilood oo xadhig ah
Saxafiyiintan ayaa iibsadey xadhiga lagu xukumay isla markaana iminka xoriyad ku jooga magaalada Berbera

waxan aritaasi cambareeyay gudoomiyaha ururka suxufiinta ee solja maxamud jamaca xuuto

 
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version