HARGAYSA(W.N) Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland Ayaa maanta loo qaybiyay Macluumaadka Rasmiga ah Ee Golaha wasiirada Cusub Ee xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Dhawaan Soo Dhisay.
Dhanka kale Golaha Wakiilada ayaa isla maanta Ansixiyay Xeerka Xakamaynta Kufsiga .
https://youtu.be/G5HK3CDpQzI