Hargeysa (W,N)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku dhaliilay hanaanka uu u soo xushay Golahiisa Wasiirada,Sidoo kale waxay ay dhaliileen Go,aamadii Xukuumadu ka soo saartay Sicir bararka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/J29HMHeYbGU
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office