Hargaysa(W,N)-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay hakinta uu Madaxwayne Muuse Biixi hakiyay Dhulkii Raasiga Magaalada Berbera,Waxaana uu sidoo kale Madaxwaynaha ugu baaqay in uu ka noqdo isla markaana uu joojiyo Heshiiskii Saldhiga Milateri.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka