Hargaysa (W,N):-Wasiirada Wasaaraadaha Warfaafinta Iyo Beeraha Somaliland ayaa maanta Shir Jaraa,id oo ay si wada jir ah u wada qabteen ayaa waxaa ay kaga wada hadleen siidii xooga loo saari lahaa wax soo saarka dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/AjfEWMzPtBQ