WAJAALE NEWS

Daawo: Shuban Biyood Ka Dilaacay Deegaanka Caasho Cado Iyo Hal Qof Oo U Geeriyooday

Saylac (W,N)-Deegaanka Caasho Cado ee Degmada Saylac ayaa waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka waxaana xanuunkaas u geeriyooday Hal qof halka qaar kalena loo cararay Cisbitaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/mckL5UodvxU

Exit mobile version