WAJAALE NEWS

DAAWO; Nuxurka Khudbad Wasiirka Wasaarada Cadaaladu ka Hor Jeediyay Golaha Wakiilada Iyo Arimaha U Sheegay In Uu Waxka Qaban Doono.

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jamhuuriyada somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Ayaa khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka Hor Jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland ka Hor intii aan la Ansixin, Xubnaha Wasiirada Ee maanta ay Golaha Wakilada La horkeenay.

Exit mobile version