Hargeisa(WJN):- mujaahid boobe yuusuf ducaale oo ka hadlay falalka lagula kacayo dhalinyaradda taasi oo laga jarayo timaha si khasab ah mararka qaar koodna xabsiga loo taxabayo hadii ay ciidamada u hogaansami wayaan boobe yuusuf oo arintaasi ka hadlayaa waxa uu ku tilmaamay inay tahay mid sharci daro ah oo saamayn way ku yeelanaysa qaranka somaliland