Hargeysa(W,N):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa fariin adag u diray Dawlada Federaalka Soomaaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland,waxaana uu sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in lagu soo xadgudbo dhul ay Somaliland leedahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka